Soomaaliya oo ka qayb galaysa Shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Jaamacadda Carabta

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Elmi Mohamoud Nur ayaa gaaray Magaalada Algiers ee Dalka Algeria, halkaas oo uu uga qeyb gali doono shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Jaamacadda Carabta.

Waxaa soo dhaweyn u sameeyay Wasiirka Ganacsiga Xukumadda Algeria Mudane Kamal Razik iyo Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Algiers Mudane Cabdulwahab Mocalim Maxamed.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor