HomeWararSoomaaliya iyo Ireland oo ka wada hadlay taageerada amniga iyo wax wadaagga

Soomaaliya iyo Ireland oo ka wada hadlay taageerada amniga iyo wax wadaagga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho, wafdi Ireland oo booqasho ku yimid dalka oo uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiirka Gaashaandhigga Simon Coveney. Booqashada Wafdiga Ireland ku yimid dalka ayaa ka tarjumaysa xoojinta xiriirka dhaqaale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho, wafdi Ireland oo booqasho ku yimid dalka oo uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiirka Gaashaandhigga Simon Coveney.

Booqashada Wafdiga Ireland ku yimid dalka ayaa ka tarjumaysa xoojinta xiriirka dhaqaale iyo iskaashi ee u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah. Wafdiga ayaa kulamo la kala yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Xasan Xuseen Xaaji, iyo Ra’iisul wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble.

- Advertisement -

Kulanka labo dhinaclaha ah, ayaa looga dooday dhowr arrimood oo xiriirka ku qotoma, oo ay ku jirto doorashooyinka baarlamaaniga iyo midka madaxtinimo ee Soomaaliya, iskaashiga dhinacyo kala duwan oo ay ka mid tahay ololaha Soomaaliya ee xubnaha Golaha amniga si guud ahaan dalka looga qaado cunaqabataynta hubka ee lagu soo rogay 23 Janaayo, 1992, taageerada amniga iyo howlgalka AMISOM.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts