HomeWararSoomaaliland oo ka hadashay xiisad ka taagan Dekadda Berbera

Soomaaliland oo ka hadashay xiisad ka taagan Dekadda Berbera

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Arimaha Dibedda Somaliland, Dr Sacad Cali Shire ayaa markii ugu horreysay ka hadlay cabashooyin isdaba joog ah oo ka soo baxaya muruqmaalka iyo ganacsatada isticmaasha dekedda Berbera. Cabashada ayaa socotay tan iyo intii maamulka dekedda lagu wareejiyay sharikadda caalamiga ah ee DPWorld ee dalka Imaaraadka Carabta afar bilood ka hor. Ganacsatadu waxay ka cabanayaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arimaha Dibedda Somaliland, Dr Sacad Cali Shire ayaa markii ugu horreysay ka hadlay cabashooyin isdaba joog ah oo ka soo baxaya muruqmaalka iyo ganacsatada isticmaasha dekedda Berbera.

Cabashada ayaa socotay tan iyo intii maamulka dekedda lagu wareejiyay sharikadda caalamiga ah ee DPWorld ee dalka Imaaraadka Carabta afar bilood ka hor.

- Advertisement -

Ganacsatadu waxay ka cabanayaan in badeecooyinkoodu ku raagaan maraakiibta, halka muruqmaalkuna ay dhawr jeer ku dhaqaaqeen shaqo joojin, inkastoo middii ugu dambaysay saddex maalmood ka hor la xalilay.

Sikastaba dhawaan ayay aheyd markii uu waxyeelo u geestay mid ka mid ah Muruq maalatada dekadda Kuntineer ku soo dhacay Gudaha Dekadda Berbera kadib xal ka gaaristii khilaafkii u dhaxeeyey Ganacsatada dekadda iyo Madaxda Shirkada DPWorld

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts