Soomaaliland oo Albaabada u laabtay hotel ku yaalla Bartmaha Hargeysa

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dhulalka ee Soomaaliland Cabdirashiid Ducaale Qambe ayaa ku dhawaaqay inay albaabada isugu laabeen Hotelka Almis oo ku yaalla Bartmaha Suuqa Magalada Hargeysa.

Sababta ay u xireen ayuu Wasiirku ku sheegay inay halkaasi u bedeli doonaan Madaxfka Qaranka Soomaaliland,isl amrkaana Hotelka halkaasi uu si KMG ah ugu yaallay.

“Xaqiiqdkii qalabkii iyo waxkasta oo looga baahnaa maaxafka qaranka waa la diyaariyayhotelkii kireystana waan ka rarnay ayuu yiri  Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dhulalka ee Soomaaliland.

Dhulalka dowladda ay leedahay ayuu sheegay in uu ka mid ahaay Hotelka,waxana uu meesha ka saaray in dad Shacabka ah oo deganaa xoog looga qaaday.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor