HomeWararSoomaalida ku nool UK oo halis wajahaya kadib dilkii Xildhibaan David Amess

Soomaalida ku nool UK oo halis wajahaya kadib dilkii Xildhibaan David Amess

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Jaaliyadda Soomaalida UK, ayaa bilaabay iney Soomaalida u sharaxaan sidii ay u wajihi lahaayeen xaaladda soo cusboonaadey, ka gadaal markii dhawaan ruux Soomaali ah uu diley xildhibaan Ingiriis ah. Dhibaatada jaaliyada soo wajahday haatanba, ayaa waxaa kamid ah iney soo gaarayaan farriimo hanjabaado ah, iyo iney is badal ku sameeyeen hab nololeedkoodiiba. Hoggaamiyayaasha jaaliyadda ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jaaliyadda Soomaalida UK, ayaa bilaabay iney Soomaalida u sharaxaan sidii ay u wajihi lahaayeen xaaladda soo cusboonaadey, ka gadaal markii dhawaan ruux Soomaali ah uu diley xildhibaan Ingiriis ah.

Dhibaatada jaaliyada soo wajahday haatanba, ayaa waxaa kamid ah iney soo gaarayaan farriimo hanjabaado ah, iyo iney is badal ku sameeyeen hab nololeedkoodiiba.

- Advertisement -

Hoggaamiyayaasha jaaliyadda ayaa ka wacyi galinaya Soomaalida nidaambkii ay ula dhaqmi lahaayeen, haddii lacalla booliisku ay la kulmaan, ama su’aallo in la weeydiiyo loo baahdo.

Waxaa xiran wiil asalkiisu yahay Soomaali, kaasoo lagu magacaabo Ali Harbi Ali, dadiisuna tahay 25 sano jir. Wiilkan ayaa ku dhashey Ingiriiska, isagoo takhasus dhakhtarnimo diyaarinayey.

Sidoo kale, waalidka ruuxa xiran ayey dhawaan booliiska Ingiriiska ka qaadeen taleefankiisa gacanta, si baaritaan dheeraad looggu sameeyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts