• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Soomaalida ku nool Denmark oo kaalinta sare kaga jira Dembiyada ay Muhaajiriinta geystaan

Bilan Media by Bilan Media
June 6, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Caddaaladda ee dalkaasi, Søren Pape Poulsen  waxa uu maanta sheegay inay dhibaato weyn ku qabaan Dembiilayaasha Muhaajiriinta, wuxuuna difaacay Tallaabooyinka cusub ee Dowladda u fududeynayo inay Muhaajiriinta u masaafuriyaan dalalka ay asal ahaan ka soo jeedaan.

Hadalkiisa ayaa yimid, isagoo tixraacayo  Cilmi-baaris uu Wargeyska shabiyadda ku leh dalkaasi  ee Breitbart (BT) ku shaaciyey inay Soomaalida yihiin Muwaadiniinta shisheeyaha ku nool Denmark oo lagu helay 916 Dembi muddadii u dhexeysay sannadihii 2014-kii ilaa 2018-kii.

“Xogtiina waxay si cad u muujisay inaan dhibaato weyn ku qabno  Dembiilayaasha shisheeyaha oo aan ku qabin Bulshadeenna” ayuu yiri Wasiirka Caddaaladda ee dalkaasi, Søren Pape Poulsen.

Waxa uu intaasi ku daray inay dhawaan miiska soo saareen go’aan kale oo Garsoorayaasha u oggolaanaya inay bixiyaan Amarka lagu musaafurinayo Muhaajiriinta  diida inay soo laabtaan taariikhaha ay Maxkamadaha leeyihiin.

Wargeyska Denmark ka soo baxa ee Breitbart (BT)  ayaa qoray in qofka Soomaalga uu jecel yahay inuu dembi galo in ka badan 3.6 jeer marka la barbar dhigo Ninka u dhashay Denmark ee ay isku da’da  iyo isku dakhliga yihiin.

Wargeyska waxa uu dib-u-eegis ku sameeyey xukunnadda ay ku jiraan dilalka iyo Isku-dayga dilka iyo Dembiyadda rabshadaha leh iyo falalka dhaca ee ka dhacay dalkaasi muddadii u dhexeysay bishii Janaayo ee sannadkii 2014-kii ilaa bishii November ee sannadkii 2018-kii, iyadoo ay Muhaajiriinta Soomaalida ku nool dalkaasi ay noqdeen kuwa ugu sarreeya falalka Dembiyadda.

Tiro-koobka Dembiyadda ka dhacay dalkaasi waxaa lagu muujiyey inay dadka Soomaalida galeen 1,111 falal-dembiyeedyo, waxaana ku xiga Muhaajiriinta ka soo kala jeeda dalalka Iraq iyo Turkiga.

Sannadkii la soo dhaafay, Wasiirka Socdaalka ee dalka Denmark, Inger Støjberg waxay si toos ah ula hadashay Muhaajiriinta ku nool dalkaasi, waxayna ku boorisay inay dalkooda dib ugu laabtaan, kana qeyb galaan Dib-u-dhiskiisa.

“Haddii aadan muddo dheer u baahnayn Badbaadinteena iyo inaysan noloshiisa khatar ku gelaynin dalkiina hooyo, gaar ahaan Somalia, waa inaad dib ugu laabataan Hoygiina iyo Dib-u-dhiska dalka aad ka timaadeen” ayey tiri Wasiirka Socdaalka ee dalkaasi.

Bilowgii sannadkan, Ra’isul-wasaaraha Denmark, Lars Løkke Rasmussen waxa uu hadlay arrintaasi, isagoo sheegay inuu door-bidayo inay dadka Soomaalida si iskooda ah uga baxaan Denmark, wuxuuna meesha ka saarin Masaafurin ama Dib-

Previous Post

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo ka hadlay xaalada Gobolada Sool iyo Sanaag

Next Post

Ciidanka Liyuu Boolis oo soo daayay dadkii iyo gaadiidkii ay ka Afduubteen G/Hiiraan

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Next Post

Ciidanka Liyuu Boolis oo soo daayay dadkii iyo gaadiidkii ay ka Afduubteen G/Hiiraan

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Labada Dal Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada...

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta marti gelin doonta qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka, kuwaasoo horey u...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
  • Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
  • Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00