• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, June 24, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Soomaali ku eedeysan inay taageeren Alshabaab oo codsaday in ay xirtaan Labiska Reer Galbeedka

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 30, 2015
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Bisha soo socta ee May 18-dii ayaa la filayaa inay Maxkamadda Federalka ee Brookleyn ee dalka Maraykanka  la soo taago saddex nin oo Soomaali ah, oo lagu eedeeyey inay  taageero u fidin jireen Xarakadda Alshabaab.

Saddexdaasi Eedeysane oo lagu kala magacaabo Ali Yasin Ahmed, Mahdi Hashi iyo Mohamed Yusuf ayaa lagu eedeeyey inay Alshabaab u gudbiyeen taageero qalab muddadii u dhexeysay 2008-dii ilaa 2012-kii.

Eedeysanayaasha oo haatan ku xiran Xabsi aad loo ilaaiyo ayaa codsaday in la arad-bixiyo, lana siiyo dhar cusub oo ay xirtaan marka ay  hortagi doonaan Maxkamadda.

Garsoorad Heer Degmo oo lagu magacaabo Sandara Townes ayaa ku amartay Hay’addaha Ammaanka in Eedeysanayaashiisa la siiyo min  Afar Joog oo Jeenis ah, Labo Jaakad, shan shaarar midab leh, sun maqaar ah, shan joog oo Sigsaan ah, Labo Garawaati ama Taay iyo labo joog oo kabo maqaar ah (Leather shoes).

 

Eedeysanayaasha Ali Yasin Ahmed oo 30-jir ah iyo Mohamed Yusuf oo 28-jir  ayaa la sheegay inay ku dhasheen Somalia, kadibna ay ku noolaayeen dalka Sweden oo ay ka dhoofeen bishii December ee sannadkii 2008-dii, si ay ugu biiraan Xarakadda Alshabaab.

Eedeysanaha kale ee lagu magacaabo Mahdi Hashi I oo 26-jir ah ayaa ku koray dalka Britain, kadibna waxa uu sannadkii 2009-kii ku biiray Xarakadda Alshabaab, isagoo sii maray dalka Imaaraadka Carabta.

Dacwad-oogayaasha Maraykanka waxay sheegeen inay saddexdaasi eedeysane ku biireen Dagaalyahannadda shisheeyaha ee Muhaajiriinta, kuwaasi oo  ka barbar dagaalamayey  Xarakadda Alshabaab.

Ali Yasin Ahmed  iyo Mohamed Yusuf ayaa lagu eedeynayaa inay sannadkii 2008-dii tababar ku soo qaateen Xeradda Buulo Gaduud oo ka mid ah dhowr Xero oo uu dhisay Salah Nabhaan oo Hoggaamiye u ahaa Dagaalyahannadda shisheeyaha ee Xarakadda  Alshabaab.

Waxay kaloo Dacwad-oogayaasha Maraykanka sheegeen inay Labadaa Eedeysane lagu eedeynayo inay ku-dhawaad 20 dagaalyahanno shisheeye oo ku sugnaa Gobalka minnesto ee dalka Mraaykanka u direen si ay ugu biiraan Dagaalyahannadda  Alshabaab ee xilligaasi ka dagaalamayey magaalladda Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan FBI-da ayaa la sheegay inay Eedeysanayaasha Ali Yasin Ahmed, Mahdi Hashi iyo Mohamed Yusuf gacanta ku dhigeen bishi iAugust ee sannadkii 2012-kii, xilli ay doonayaan inay u safraan dalka Yemen.

Previous Post

Madaxweynaha oo furey shirka Madasha Wadatashiga

Next Post

Dowladda Kenya oo lagu eedeeyey dad lagu la’ yahay Gobalka W/bari oo ku dhow xuduudka Somalia.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar
Warar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

June 24, 2025
Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar
Warar

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar
Caalamka

Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”
Warar

“Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadban”

June 23, 2025
Next Post

Dowladda Kenya oo lagu eedeeyey dad lagu la’ yahay Gobalka W/bari oo ku dhow xuduudka Somalia.

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”

by Gesey Liban
June 24, 2025
0

Two former Somali presidents, Mohamed Abdullahi Farmaajo and Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, have strongly condemned Iran’s missile attack on the...

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

by Ilhaan
June 24, 2025
0

Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gantaallaha ahaa...

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

by Ilhaan
June 24, 2025
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii gantaallaha ahaa ee ay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ku qaaday...

Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar

Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar

by Ilhaan
June 24, 2025
0

Dowladda Iran ayaa habeenkii xalay weerar gantaallo ah ku qaaday saldhigga ciidamada cirka ee Mareykanka ku leeyahay dalka Qatar, gaar...

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”
English News

Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar
Warar

Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar
Warar

Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar
Caalamka

Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Breaking: Iran Launches Retaliatory Missile Strikes on U.S. Base in Qatar, Raising Gulf Tensions
English News

Breaking: Iran Launches Retaliatory Missile Strikes on U.S. Base in Qatar, Raising Gulf Tensions

June 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qeybgalay Daahfurka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Former Somali Presidents Condemn Iranian Missile Strike on Qatar as “Unacceptable Aggression”
  • Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Iran ku Qaadday Qatar
  • Soomaaliya oo si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Iran ku Qaaday Saldhigga Mareykanka ee Qatar
  • Iran oo Gantaallo Ku Weerartay Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Qatar

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00