Somaliland oo Weli Xabsiga Ku Heysa Tababaraha Xulka Ciyaaraha Fudud Ee Dalka

Maamulka Somaliland ayaa Weli Xabsiga ku haya Tababaraha Ciyaaraha Fudud Ee Xulka Soomaaliya Mudane Maxamed Faarax Cajab.

Waxa lala Xeray Madax kale oo ka tirsan Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Maamulka Somaliland hal maalin ka hor.

Ciidamadda Somaliland oo Xeray Tababaraha ayaa ku eedeyay inuu si qarsoodi ah uu Ciyaartoy uga qoranayay Magaalada Hargeysa.

Dowladda Federaalka Soomaaliya Weli kama aysan hadlin arintani.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor