HomeWararSomaliland oo Saldhig Ciidan ka furatay deegaan ka tirsan gobolka Sanaag

Somaliland oo Saldhig Ciidan ka furatay deegaan ka tirsan gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sareeye Guuto Muuse Jaamac oo ah Taliyaha ciidanka Soomaaliland ee gobolka Sanaag ayaa xarrigga ka jaray   saldhig cusub oo ciidanka Soomaaliland Ay ka sameysteen deegaanka Baraagaha Qol ee gobalka Sanaag,kadib markii maalmihii lasoo dhaafay oo kormeerayay xeryaha ciidanka Soomaaliland ee gobolka. Taliyaha ciidanka Soomaaliland ee gobolka Sanaag oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in saldhiggaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sareeye Guuto Muuse Jaamac oo ah Taliyaha ciidanka Soomaaliland ee gobolka Sanaag ayaa xarrigga ka jaray   saldhig cusub oo ciidanka Soomaaliland Ay ka sameysteen deegaanka Baraagaha Qol ee gobalka Sanaag,kadib markii maalmihii lasoo dhaafay oo kormeerayay xeryaha ciidanka Soomaaliland ee gobolka.

Taliyaha ciidanka Soomaaliland ee gobolka Sanaag oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in saldhiggaan la keeni doono ciidamo cusub oo xoojinaya kuwii horay u joogay isla markaana aysan jirin cid ay duulaan ku yihiin sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxa uu sheegay qorshahaan in uu qeyb ka yahay la socodka xaaladda amni ee gobolka Sanaag iyo adkaynta xudduudaha Soomaaliland sida uu sheegay.

Maamulada Puntland iyo Soomaaliland ayaa isku heysta maamulka deegaano ka kala tirsan gobolada Sool iyo Sanaag taas oo keentay dhowr jeer in ay hanjabaad isku mariyaan Warbaahinta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts