• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, October 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result

Somaliland oo gacanta kusoo dhigtay Nin aabbihiis Dil u geystay

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 2, 2024
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Somaliland oo gacanta kusoo dhigtay Nin aabbihiis Dil u geystay
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland gaar ahaan kuwa qaybta Gobalka Sanaag ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane  Cabdiqaadir Maxamed Cabdi oo ku eedaysan inuu xalay Abbaarro 8:00 habeenimo dilay aabbihii Marxuum Maxamed Cabdi Nuur (Xamari).

Falkaan uu Ninka aabihiis ku dilay ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag, eedeysane Cabdiqaadir Maxamed Cabdi ayaa la sheegay inuu xabad ku dhuftay aabihiis, iyadoona marxuumka durbadii goobta ku naf-waayay.

Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Somaliland ayaa lagu xusay in Hawlgal iyo dabagal ay ciidanka Booliska sameeyeen kusoo qabteen eedaysanaha, kaasi oo haatan ay gacanta ku hayaan laamaha amniga, sharcigana la tilmaamay in la horgeynayo.

“Taliska Ciidanka Boolisku wax uu bulshada Somaliland ugu baaqayaa inay ilaaliyaan nabadgalyada , waxii Amni darro wadana naga gacansiiyaan” ayaa lagu yiri Qoraalka.

Dhacdooyinka argagaxa leh ee ka dhax dhacaya qoysaska ayaa muddooyinkan kusoo badanaya gayiga Soomaaliya, dhawaan ayey aheyd markii aabbe isna magaalada Buurhakaba ee gobolka Baay ku dilay wilkiisa.

Previous Post

Maxaa ka jira in Ethiopian Airlines ay joojisay Duullimaadyada hawada Somalia?

Next Post

Ciidanka Jubbaland oo Weerar khasaaro dhaliyay ku qaaday Al-Shabaab

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Wasaaradda Difaaca Afghanistan oo Pakistan ku eedeysay duqeymo cirka ah iyo ku xadgudub hawadeed
Caalamka

Wasaaradda Difaaca Afghanistan oo Pakistan ku eedeysay duqeymo cirka ah iyo ku xadgudub hawadeed

October 11, 2025
Aqoon-is-weydaarsiga Kormeerka Bille iyo Saddex-biloodle ka dhacay Baladweyn
Warar

Aqoon-is-weydaarsiga Kormeerka Bille iyo Saddex-biloodle ka dhacay Baladweyn

October 8, 2025
Wasiirka Gaashaandhigga Sweden oo Booqasho Rasmi ah Ku Yimid Magaalada Muqdisho
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga Sweden oo Booqasho Rasmi ah Ku Yimid Magaalada Muqdisho

October 7, 2025
Shirka Ururka Bariga Afrika oo si Rasmi ah looga Furay Magaalada Muqdisho
Warar

Shirka Ururka Bariga Afrika oo si Rasmi ah looga Furay Magaalada Muqdisho

October 7, 2025
Talks Between Somali President Hassan Sheikh and Jubaland Leader Ahmed Madobe End Without Agreement
Warar

Wadahadalladii Kismaayo ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo ku dhammaaday natiijo la’aan

October 6, 2025
Somali National Army Clears Al-Shabaab Militants from Key Villages Near Awdheegle in Lower Shabelle
Warar

Ciidanka Xoogga Dalka oo Al-Shabaab Ka Saarey Tuulooyin Muhiim ah oo ku Dhow Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose

October 6, 2025
Next Post
Ciidanka Jubbaland oo Weerar khasaaro dhaliyay ku qaaday Al-Shabaab

Ciidanka Jubbaland oo Weerar khasaaro dhaliyay ku qaaday Al-Shabaab

Ceasefire Holds Amid Prisoner Exchange and Tensions Following Egypt Summit

Ceasefire Holds Amid Prisoner Exchange and Tensions Following Egypt Summit

by Liban
October 14, 2025
0

SHARM EL-SHEIKH, Egypt – A U.S.-brokered ceasefire agreement for Gaza, finalized during a high-stakes international summit, has led to a major...

Ethiopia’s Somali Region to Receive 50% Share of Oil Revenues, President Announces

Ethiopia’s Somali Region to Receive 50% Share of Oil Revenues, President Announces

by Liban
October 14, 2025
0

JIGJIGA, Ethiopia – In a significant announcement, the President of Ethiopia's Somali Regional State, Mustafe Mohamed Omar (Cagjar), has declared that...

Somalia Reaffirms Global Stance at Key Non-Aligned Movement Summit in Kampala

Somalia Reaffirms Global Stance at Key Non-Aligned Movement Summit in Kampala

by Liban
October 14, 2025
0

KAMPALA, Uganda – Somalia has actively participated in the 19th Ministerial Conference of the Non-Aligned Movement (NAM), reinforcing its diplomatic engagements...

Puntland Forces Capture Turkish National in Ongoing Counter-Terrorism Operation

Puntland Forces Capture Turkish National in Ongoing Counter-Terrorism Operation

by Liban
October 14, 2025
0

BOSASO, Puntland – In a significant development in the fight against terrorism, security forces in Somalia's Puntland region have captured a...

Ceasefire Holds Amid Prisoner Exchange and Tensions Following Egypt Summit
English News

Ceasefire Holds Amid Prisoner Exchange and Tensions Following Egypt Summit

October 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ethiopia’s Somali Region to Receive 50% Share of Oil Revenues, President Announces
English News

Ethiopia's Somali Region to Receive 50% Share of Oil Revenues, President Announces

October 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Reaffirms Global Stance at Key Non-Aligned Movement Summit in Kampala
English News

Somalia Reaffirms Global Stance at Key Non-Aligned Movement Summit in Kampala

October 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland Forces Capture Turkish National in Ongoing Counter-Terrorism Operation
English News

Puntland Forces Capture Turkish National in Ongoing Counter-Terrorism Operation

October 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somaliland President Cirro Embarks on Landmark Visit to Ethiopia for Talks with PM Abiy Ahmed
English News

Somaliland President Cirro Embarks on Landmark Visit to Ethiopia for Talks with PM Abiy Ahmed

October 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Erdogan’s Ultimatum Scuttles Netanyahu’s Planned Appearance at Gaza Summit
English News

Erdogan's Ultimatum Scuttles Netanyahu's Planned Appearance at Gaza Summit

October 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ceasefire Holds Amid Prisoner Exchange and Tensions Following Egypt Summit
  • Ethiopia’s Somali Region to Receive 50% Share of Oil Revenues, President Announces
  • Somalia Reaffirms Global Stance at Key Non-Aligned Movement Summit in Kampala
  • Puntland Forces Capture Turkish National in Ongoing Counter-Terrorism Operation

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00