HomeWararSomaliland oo Bandow kusoo rogtay Magaalo uu ka dhacay Banaanbax rabshado watay

Somaliland oo Bandow kusoo rogtay Magaalo uu ka dhacay Banaanbax rabshado watay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kadib markii maalmo kahor Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag ay ka dhaceen bannaabaxyo rabshado watay ayaa Maamulka Somaliland waxaa uu Magaaladaasi kusoo rogay bandow, xilliga habeenkii oo ka bilaabanaya 8:00 habeenimo. Maamulka Magaalada Ceerigaabo ayaa ku wargeliyay shacabka in Magaalada bandow lagu soo rogay habeenkii, isla markaana wixii ka dambeeya 8:00 habeenimo aysan dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii maalmo kahor Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag ay ka dhaceen bannaabaxyo rabshado watay ayaa Maamulka Somaliland waxaa uu Magaaladaasi kusoo rogay bandow, xilliga habeenkii oo ka bilaabanaya 8:00 habeenimo.

Maamulka Magaalada Ceerigaabo ayaa ku wargeliyay shacabka in Magaalada bandow lagu soo rogay habeenkii, isla markaana wixii ka dambeeya 8:00 habeenimo aysan dadka socon karin gudaha magaalada oo looga baahan yahay inay guryahooda joogaan.

- Advertisement -

Bandow ayaa yimid kadib markii Ceerigaabo ay ka dhaceen bannaabaxyo rabshado watay oo ay dhigayeen qaar kamid ah dadka deegaanka oo ka careysnaa nin ay toogasho u geysteen Ciidanka Booliska Somaliland.

Bannaanbaxyadii dhacay ayaa waxaa ka dhashay khasaaro u badan dhaawacyo, waxaana dadkii dhigayay ay dhagxaan ku tuurayeen Ciidamada Booliska, Somaliland ayaa shacabka Ceerigaabo ugu baaqday in xaaladda ka dejiyo, xalna laga gaarayo falkii dhacay.

Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag ayaa waxaa marar badan ka dhacay bannaabaxyo rabshado watay oo looga horjeeday Maamulka Somaliland,

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts