HomeWararSomaliland iyo Taiwan oo heshiis Cusub kala saxiixday

Somaliland iyo Taiwan oo heshiis Cusub kala saxiixday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xukuumadda Somaliland iyo dalka Taiwan ayaa kala la saxiixday heshiis Cusub oo ku saabsan xiriirka wanaagsan oo u bilaabmay labadan dal ee aan haysan aqoonsi Caalami ah. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Faratoon oo dhawaan  booqday Magaalada Taipei ee Caasimadda dalka Taiwan iyo dhigiisa ayaa heshiiska kala saxiixday, waxaana Taiwan ay aqoonsatay Baasaboorka Somaliland. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda Somaliland iyo dalka Taiwan ayaa kala la saxiixday heshiis Cusub oo ku saabsan xiriirka wanaagsan oo u bilaabmay labadan dal ee aan haysan aqoonsi Caalami ah.

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Faratoon oo dhawaan  booqday Magaalada Taipei ee Caasimadda dalka Taiwan iyo dhigiisa ayaa heshiiska kala saxiixday, waxaana Taiwan ay aqoonsatay Baasaboorka Somaliland.

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha dibadda Taiwan ayaa Qoraal ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in Somaliland ay tahay dal ay aad u kala fog yihiin, balse ay wadaagaan Jacayl qoto-dheer oo xorriyadda iyo dumiqraadiyadda ah.

Wasiir Yaasiin Maxamuud Faratoon iyo dhigiisa Taiwan ayaa sidoo kale ku heshiiyay xoojinta xiriira ka dhexeeya labada dhinac, isla markaana lagu saleeyo dhinacyo kala duwan, waxaana dalka Taiwan uu ku yaallaa bariga Qaaradda Aasiya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts