• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Somalia oo ka qeyb galeysa Shir Maanta ka furmaya Magaalada Sharma Sheekh

Bilan Media by Bilan Media
June 12, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Caddaaladda ee Somalia, Avvocate  Xasan Xuseen Xaaji  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay ka degay Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Caasimadda dalka Masar ee Qaahira, si ay uga qeyb galaan Shirkii ugu horreeyey ee La-dagaalanka Musuqa ee Qaaradda Afrika oo Maanta  ka furmi doona magaalladda loo dalxiis tago ee Sharma-sheekh ee dalkaasi.

Kulankaasi oo socon doona muddo 2 maalmood waxa ka qeyb geeli doona Wasiiradda Caddaalladda, Arrimaha Gudaha, Hanti-dhowrayaasha, Madaxda Hay’adaha La-dagaalanka Musuq iyo Xisaabiyayaasha oo ka kala socda in ka badan 51 Dowladood .

Wargeyska Alahram ee ku hadla Codka Dowladda Masar ayaa qoray inay in ka badan 200 oo qof lagu casuumay Shirkaasi oo ah kii ugu horreeyey ee ay dalalka Afrika uga wada tashadaan xal-u-helista Musuqa iyo ku-takri-falidda Hantida Ummadda.

Shirkaasi waxaa goobjoog ahaan uga qeyb geli doono Wafuud ka kala socota dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka.

Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Alsiisii ayaana furi doona Shirkaasi, oo uu shir-guddoomin doono Wasiirka Caddaaladda ee Masar, Xasaam C/raxmaan.

Sidoo kale, Wasiirka Caddaaladda Somalia, Avvocate  Xasan Xuseen Xaaji  ayaa ah qofka 8-aad ee ka hadli doona Shirkaasi, iyadoo Wasiir kasta oo ka  socda 51-dal ee ka qeyb galayo Shirkaasi lay jeedin doonaan Warbixin xilligeeda lagu sar-gooyey muddo 7 daqiiqo.

Hindisaha Qabsoomida Shirkaasi waxaa horey u casuumaadeeda u fidiyey Madaxweynaha dalka Masar, ahna Guddoomiyaha sannadkan ee Ururka Midowga Afrika, Al-sayid C/fataax Alsisi, xilli uu marti-gelinayey Madashii 3-aad ee Shirkii Malagashiga ee Qaaradda Afrika Madaxda Dowladaha Afrika oo sannadkii 2018-kii lagu qabtay magaalladda Sharma Sheekh.

Dhinaca kale, Qaaradda Afrika ayaa la sheegay inay sannad kasta khasaaraan 5 Billion  oo Dollar sannadkiiba, sida lagu sheegay Warbixin ay horey u soo saartay Hay’adda Caalamiga ee Daah-furnaanta ee Transparency International oo fadhigeeda dhexe ku yaallo caasimadda dalka Jarmalka ee Berlin.

Previous Post

Wasiir Cawad oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka

Next Post

DEGDEG: Dad ku dhaawacmay duqeyn ay Xuutiyiinta la beegsadeen Garoon ku yaalla Sacuudiga

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

May 14, 2025
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

May 14, 2025
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
Wararka Idaacadda

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Next Post

DEGDEG: Dad ku dhaawacmay duqeyn ay Xuutiyiinta la beegsadeen Garoon ku yaalla Sacuudiga

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya...

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Koox ka kooban madax hore iyo hoggaamiyeyaal xisbi oo si weyn looga qadariyo siyaasadda Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah...

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay mowqifka Puntland ee ka bixitaanka madasha siyaasadeed ee dhawaan lagu...

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo si cad u...

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

"Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

"Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

"Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
English News

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • “Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
  • “Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
  • Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
  • “Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00