HomeWararSomalia oo ka qayb gashay Shirka 46-aad ee wasiirrada Dhallinyarada iyo cayaaraha...

Somalia oo ka qayb gashay Shirka 46-aad ee wasiirrada Dhallinyarada iyo cayaaraha wadamada Carabta

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxaa lagu soo gabogabeeyay Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya shirka 46-aad ee wasiirrada Dhallinyarada iyo cayaaraha wadamada Carabta oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday halkaas. Wasiir Maxamed Barre Maxamuud ayaa intii uu shirku socday ka jeediyay khudbad uu kaga waramayo marxaladda kala guurka ah. Dhinaca kale Wasiir Maxamed Barre Maxamuud iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa lagu soo gabogabeeyay Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya shirka 46-aad ee wasiirrada Dhallinyarada iyo cayaaraha wadamada Carabta oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday halkaas.

Wasiir Maxamed Barre Maxamuud ayaa intii uu shirku socday ka jeediyay khudbad uu kaga waramayo marxaladda kala guurka ah.

- Advertisement -

Dhinaca kale Wasiir Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdigii La socday ayaa kulan doceedyo la yeeshay qaar ka mid ah wasiirrada Wadamada Carabta ee shirka ka qayb-gelaya gaar ahaan dalalka Ciraaq iyo Masar oo ay ka wada hadleen aqoon iyo khibard is-dhaafsi la xiriira jihaynta dhalinyarada iyo la dagaalanka fikirka xagjirka ah oo labada dalba ay horumar ka sameeyeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts