HomeWararSomali dhac geystay oo la soo taagay Maxkamad ku taalla Gobalka Minnesota...

Somali dhac geystay oo la soo taagay Maxkamad ku taalla Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamadda Degmadda Rice County ee Gobalka Minnesota ayaa la soo taagay Labo Muwaadin Maraykan lagu kala magacaabo Abdulkadir Ali Adan iyo Salman Jimale Dahir, kuwaasi oo deggan Xaafadda Faribault ee dEgmadda Rice County. Labada Eedeysane ayaa lagu soo oogay dembi ku adaan Isku-day dhac fudud, kadib, markii ay magaalladda bartankeeda ku baarteen nin Maraykan ah. Qoraal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Degmadda Rice County ee Gobalka Minnesota ayaa la soo taagay Labo Muwaadin Maraykan lagu kala magacaabo Abdulkadir Ali Adan iyo Salman Jimale Dahir, kuwaasi oo deggan Xaafadda Faribault ee dEgmadda Rice County.

Labada Eedeysane ayaa lagu soo oogay dembi ku adaan Isku-day dhac fudud, kadib, markii ay magaalladda bartankeeda ku baarteen nin Maraykan ah.

- Advertisement -

Qoraal uu Dhibanaha u gudbiyey Boliska ayuu ku sheegay inay Labada Eedeysane oo uu wehliyey nin kale oo caddaan ah ay jeebkiisa baarteen, kadibna ay kala baxsaden xoogaa lacago ah.

Boliska waxay sheegeen inay Eedeysanaha Salman Jimale Dahir  inay ku sameeyeen baaritaan, kuna ogaadeen inuu sarqaansanaa, waxayna neeftiisa muujisay inuu alkolka ku jira dhigiisa gaarayso  heerka .086

Dhinaca kale, Eedeysanayaasha ayaa la filayaa in ay mar kale ka soo hor muuqdaan Maxkamadda bisha soo socota ee September 2-da, waxayna muteysan karaan Xabsi min 5 sanno ah iyo ganaax dhan 1,000 Dollar, amaba  la isugu dari doono xabsiga iyo ganaaxa.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Salman Jimale Dahir ABDULKADIR ALI ADEN

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts