HomeWararSiihayeyaasha Wasiirada Xukuumaddii dhacday oo looga yeeray Madaxtooyada

Siihayeyaasha Wasiirada Xukuumaddii dhacday oo looga yeeray Madaxtooyada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Siihayaasha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in goordhaweyd la isugu yeeray, waxaana wararku ay sheegayaan in Wasiirada Xilkoodu dhacay ay haatan ku sugan yihiin intaada badan Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Warar hoose oo aan helayno ayaa sheegaya in Wasiirada Xukuumaddii dhacday looga yeeray Villa Soomaaliya, iyadoo aysan jirin ilaa haatan Cid xaqijisay sababaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siihayaasha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in goordhaweyd la isugu yeeray, waxaana wararku ay sheegayaan in Wasiirada Xilkoodu dhacay ay haatan ku sugan yihiin intaada badan Madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Warar hoose oo aan helayno ayaa sheegaya in Wasiirada Xukuumaddii dhacday looga yeeray Villa Soomaaliya, iyadoo aysan jirin ilaa haatan Cid xaqijisay sababaha loogu yeeray wasiirada xukuumaddii dhacday ee Xasan cali Kheyre.

- Advertisement -

Wararku waxaa ay sheegayaan in yeeritaan koodu uu quseeyo Xukuumadda Cusub ee la filayo in uu soo dhiso Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa laga sugaayaa in uu si deg deg ah kusoo dhiso Xukuumad, waxaana uu waday tan iyo markii xilka loo magacaabay latashiyo uu la samaynayo  Siyaasiyiinta iyo madaxda Mucaaradka, waxaana Rooble aad u kooban waqtiga uu haysto.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts