HomeWararSiciid Deni “ujeedka Madashu waa badbaadinta qaranka iyo doorasho lagu qanacsan yahay”

Siciid Deni “ujeedka Madashu waa badbaadinta qaranka iyo doorasho lagu qanacsan yahay”

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Kulanka Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysanyihiin Dowladdaha Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Golaha Siyaasiyiinta ee Somaliland. Madaxweynaha ayaa ka hadlay marxaladda dalku marayo, isagoo xusay in muhim ay tahay in laga wada qeyb qaato badbaadinta qaranka Iyadoo ay Madashu tahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Kulanka Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysanyihiin Dowladdaha Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Golaha Siyaasiyiinta ee Somaliland.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay marxaladda dalku marayo, isagoo xusay in muhim ay tahay in laga wada qeyb qaato badbaadinta qaranka Iyadoo ay Madashu tahay mid u furan cidkastoo door ka qaadanaysa badbaadinta qaranka iyo sidii dalkan dhakhso uga dhici lahayd doorasho lagu wada qanacsanyahay.

- Advertisement -

Deni ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku fashilmay in xilka uu si nabad ah ku wareejiyo, waxaana uu intaa ku daray in u jeedka Madasha uu yahay badbaadinta qaranka iyo sidii dalkan dhakhso uga dhici lahayd doorasho lagu wada qanacsanyahay.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts