• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 11, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Maalgashiga Horumarinta iyo Xawaaladaha Somalia oo ka furmay Addis Abeba

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 13, 2015
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Qaramada Midoobay ee dhinaca Maalgashiga Mashaariicda Horumarinta iyo kaabeyaasha dhaqaalaha oo ka furmaya magaalada Addis Ababa.

Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen Hoggaamiyeyaasha caalamka , wakiilo ka socda dowladaha, hay’adaha caalamiga ee dhinaca maaliyadda iyo ganacsiga, ayaa waxaa si rasmi ah u furey Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr Ban Ki Moon.

Waxaa shirkan diiradda lagu saarayaa qaabka loo tayeyn karo maalgashiga ku baxa dhinaca horumarinta, iskaashiga dhaqaalaha caalamiga iyo in la sameeyo qaab looga hortago falalka canshuuraha lala goosto oo saameyn weyn ku yeesha dalalka soo koraya.

Waxaa kale oo shirkan caalamiga ah looga doodi doonaa horumarinta adeegyada canshuur uruurinta ee caalamka iyo xakameynta lacagaha sida sharcidarrada ah la isugu gudbiyo caalamka oo dhan.

Waddamada Afrika ee shirka ka qeybgalaya ayaa dalban doona qaabab cusub oo lagu horumarin karo dhaqaalahooda.

Dhinaca kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu khudbad ka jeediyo Shirkasi, isla markaana uu kulamo la qaato Madaxda ka qeyb galayso Shirkaasi.

Afhayeenka Madaxtooyadda,

Daud Aweys,

Addis Abebab, Ethiopia

Previous Post

Naakhuudayaal la socotay Markab xoolo waday kuna degay Gacanka Carbeed oo la baadi-goobayo

Next Post

Shisheeye ka tirsan dagaalamayaasha Alshabaab oo ka baxsaday Xabsi ku yaalla Kenya

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
Warar

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

May 11, 2025
Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal
Caalamka

Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal

May 11, 2025
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Next Post

Shisheeye ka tirsan dagaalamayaasha Alshabaab oo ka baxsaday Xabsi ku yaalla Kenya

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

by Ilhaan
May 11, 2025
0

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay “wadahadal toos ah” oo lala yeesho Ukraine, iyadoo la...

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

by Ilhaan
May 11, 2025
0

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in uu 15-ka May yeesho kulan gaar ah oo muhiim ah, kaas...

Tensions Flare Again: India and Pakistan Trade Accusations Over Ceasefire Violations in Kashmir

Tensions Flare Again: India and Pakistan Trade Accusations Over Ceasefire Violations in Kashmir

by Liban
May 11, 2025
0

ISLAMABAD/NEWDELHI— Just hours after announcing a long-anticipated ceasefire agreement, both India and Pakistan have accused each other of violating the...

U.S. Signals Disengagement from AU Mission in Somalia, Casting Doubt on Future of AUSSOM Support

U.S. Signals Disengagement from AU Mission in Somalia, Casting Doubt on Future of AUSSOM Support

by Liban
May 11, 2025
0

WASHINGTON – The United States has reaffirmed its reluctance to continue financing the African Union's military mission in Somalia, known...

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
Warar

"Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS"

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Tensions Flare Again: India and Pakistan Trade Accusations Over Ceasefire Violations in Kashmir
English News

Tensions Flare Again: India and Pakistan Trade Accusations Over Ceasefire Violations in Kashmir

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
U.S. Signals Disengagement from AU Mission in Somalia, Casting Doubt on Future of AUSSOM Support
English News

U.S. Signals Disengagement from AU Mission in Somalia, Casting Doubt on Future of AUSSOM Support

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal
Caalamka

Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SSC-Khaatumo Leader Holds Key Political Meetings in Mogadishu
English News

SSC-Khaatumo Leader Holds Key Political Meetings in Mogadishu

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
  • “Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
  • Tensions Flare Again: India and Pakistan Trade Accusations Over Ceasefire Violations in Kashmir
  • U.S. Signals Disengagement from AU Mission in Somalia, Casting Doubt on Future of AUSSOM Support

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00