C/raxmaan Cagaweyne oo ah maareye xigeenka dekedda Muqdisho oo Radio Dalsan la hadlay ayaa ku eedeeyey shirkadda Turkiga ee mamusha dekedda ineysan waxba ka qaban dhibaatada so noqnoqata ee  ka taagan  xaalada maraakibta aan ku so xiran karin dekedda Muqdisho , waxuu si gaara ugu eedeeyey shirkadda Albeyrak iney qaadi doonaan mas’uuliyada markabkab caawa dhibka ku heysto anbiga dekeda.
Wareysiga oo dhamastiran halkaan ka dhagayso.