Waxaa Maalintii labaad Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka socda shirka Wasiirada Amniga Dowlad Goboleedyada oo ay goobjoog ka yihiin Taliyeyaasha Nabadsugida Maamul Goboleedyada.
Shirka shalay waxaa furay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe)waxana furitaanks hirkaas uu eedeyn u jeediyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Shirka waxaa waxaa looga hadlayaa arrimo ay kamid yihiin xaaladda amni ee guud ee dowlad Goboleedyada iyo sidoo kale iskaashiga dhinaca ammaanka, gellinka dambe ee maanta oo Khamiis ah ayaa la soo geba gabeyn doonaa.