HomeWararShirka Madaxda Dowladda iyo Maamul Goboleedyada oo Maanta furmaya

Shirka Madaxda Dowladda iyo Maamul Goboleedyada oo Maanta furmaya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Shirka u dhexeeya Madaxda dolwadda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Teendhada Afisyooni oo shirarkaan oo kale lagu qabto. Shirkaan oo guddoomin doono Ra’iiusl Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa looga hadli doonaa dardar-gelinta fulinta heshiiskii 27-kii May […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka u dhexeeya Madaxda dolwadda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Teendhada Afisyooni oo shirarkaan oo kale lagu qabto.

Shirkaan oo guddoomin doono Ra’iiusl Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa looga hadli doonaa dardar-gelinta fulinta heshiiskii 27-kii May laga gaaray qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa.

- Advertisement -

Inta uu socdo Shirka ayaa waxaa qodobada looga arrisan doona ku jira Arrimaha amniga goobaha ay ka dhacaan doorashooyinka iyo diyaar garoowga socda, waxaana Shirk aka qeyb geli doona Guddiyada doorashada ee la magacaabay.

Madaxda dowlad Goboleedyada Jubbaland Axmed Madoobe, Koonfur Galbeed Cabdiciis Lafta-gareen, Puntland Saciid Deni iyo Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galaya Shirka.

Dhinaca kale Maamulka Hirshabeelle ayaa gebi ahaan qaadacay ka qeyb galka Shirka looga hadlayo doorashada, waxaana Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka lagu sheegay in aan latashi lagala sameeyn Shirkaas, ayna quseyn wixii kasoo baxa.

- Advertisement -

Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa safar shaqo ugu maqan dalka Turkiga, waxaana xusid mudan in Hirshabeelle ay sheegeen inay diyaar u yihiin fulinta heshiisyadii 17-kii September iyo 27-kii May 2021, hayeeshee aysan ka qeyb aheyn Shirka Maanta furmaya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts