HomeWararSawirro:-Shirka Madaxda dowlad Goboleedyada oo ka furmay Baydhabo

Sawirro:-Shirka Madaxda dowlad Goboleedyada oo ka furmay Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa Maanta ka furmay shir ay leeyihiin Madaxda dowlad goboleedyada dalka kajira,shirkaas oo ahaa kii labad ay yeeshaan. Ajandaha Shirka Baydhabo oo ah midka guud ee xaaladda Siyaasada Somaliya ayaa sidoo kale waxaa qayb ka ah sida laga yeelaayo Khilaafka Maamul Goboledyada iyo dowladda dhexe. Shirkaan kii ka horeeyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa Maanta ka furmay shir ay leeyihiin Madaxda dowlad goboleedyada dalka kajira,shirkaas oo ahaa kii labad ay yeeshaan.

Ajandaha Shirka Baydhabo oo ah midka guud ee xaaladda Siyaasada Somaliya ayaa sidoo kale waxaa qayb ka ah sida laga yeelaayo Khilaafka Maamul Goboledyada iyo dowladda dhexe.

- Advertisement -

Shirkaan kii ka horeeyey ayaa waxaa lagu qabtay Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose,waxana shirkaas uu kusoo aadayaa xilli khilaafka  ka dhaxeeyo dowladda Somaliya iyo amamulada qaar waxaana ka mid ah Maamulka Jubbaland iyo Maamulka Puntland oo siyaabo kala duwan hadalo ugu weeraray dowladda dhexe ee Somaliya.

Ammaanka Baydhbao ayaa aad loo adkeeyay,iyada oo martigeliyaha shirkaas ee Shariif Xasan Sheekh Aadan Maamulkiisa uu u sameeyey ciidamo gaar ah oo amniga xaqiijiya.

Dowladda Soomaaliya ayaanan weli ka hadlin shirkaas Maanta ka furmay Magaalda Baydhabo,balse waxaa la aaminsan yahay in ay kala kulmi doonto culeys siyaasadeed.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts