HomeWararShir looga hadlayo COVID-19 oo DFS iyo M/Goboleedyada uga furmay Muqdisho

Shir looga hadlayo COVID-19 oo DFS iyo M/Goboleedyada uga furmay Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ka furay Shir u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka ka jira gaar ahaan Wasaaraddaha Caafimaadka. Shirkaan oo ah midkii ugu horreeyay oo ay wadajir u qabtaan Wasaaraddaha Caafimaadka dowladda iyo Maamul Goboleedyada ayaa waxaa looga hadlayaa u diyaar garoow Soomaaliya ee ka hortega Cudurka halista ah ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ka furay Shir u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka ka jira gaar ahaan Wasaaraddaha Caafimaadka.

Shirkaan oo ah midkii ugu horreeyay oo ay wadajir u qabtaan Wasaaraddaha Caafimaadka dowladda iyo Maamul Goboleedyada ayaa waxaa looga hadlayaa u diyaar garoow Soomaaliya ee ka hortega Cudurka halista ah ee Coronavirus.

- Advertisement -

Sidoo kale Shirkaan oo socon doono muddo laba maalmood ah ayaa waxaa Mas’uuliyiinta ka qeyb galeysa waxaa ay diira ku saari doonaan inta uu socdo sidii si wadajir ah la isaga kaashan lahaa Coronavirus oo haatan kusii faafiya dalal badan oo ku yaalla dunida.

Waxaa Shirka lagu lagu sharaxay in aan la siyaasadeyn Adeega Caafimaadka dalka maamaa Cudurka Coronavirus uu si aad ah ugu faafay Caalamka, isla markaana ay u geeriyoodeen in badan 10,000 oo ruux, halka kumanaan kalena uu soo riay.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa wada dadaado looga hortego faafida Cudurka, waxaana dhammaan la xiray Goobaha Waxbarashada iyo goobaha kale ee la isugu yimaado, iyadoo la joojiyay duulimaadyadii Caalamiga ahaa.

- Advertisement -

Xalay ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa laga soo dajiyay qalabka lagu baaro Cudurka COVID-19, kaasi oo ka yimid dalka Shiinaha, isla markaana loo qeybiyay inta badan dalalka Afrika.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts