HomeWararSheekh Shariif oo dhambaal u diray Dowladda iyo Shacabka Jabuuti

Sheekh Shariif oo dhambaal u diray Dowladda iyo Shacabka Jabuuti

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Dalka Jabuuti ayaa waxaa Maanta looga dabaaldaggayaa sannad-guuradii 44 -aad ee ka soo wareegtay markii dalkaas uu xornimada ka qaatay gumeystihii Faransiiska, waxaana Jabuuti lagu qabtay Munaasabado. Magaalada Jabuuti ayaa waxaa habeenkii xalay aheyd lagu qabtay Munaasabad aad u ballaaran oo loogu dabaaldegayey 27-ka June 1977 oo ku beegan maalinta xorriyadda Jabuuti ay qaadatay. Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalka Jabuuti ayaa waxaa Maanta looga dabaaldaggayaa sannad-guuradii 44 -aad ee ka soo wareegtay markii dalkaas uu xornimada ka qaatay gumeystihii Faransiiska, waxaana Jabuuti lagu qabtay Munaasabado.

Magaalada Jabuuti ayaa waxaa habeenkii xalay aheyd lagu qabtay Munaasabad aad u ballaaran oo loogu dabaaldegayey 27-ka June 1977 oo ku beegan maalinta xorriyadda Jabuuti ay qaadatay.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda iyo dadweyne kale ayaa ka qeyb Munaasabada loogu dabaaldegayey 27-ka oo ah maalintii ay ka xoreebeen gumeystihii Faransiiska.

Madaxweyihii hore Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 44-aad ee ka soo wareegtay xornimada dalka Jabuuti u diray Dolwadda iyo shacabka Jabuuti.

“Waxaan hambalyo u dirayaa guud ahaan Walaalaha reer Jabuuti shacab iyo dowlad, anigoo ugu hambalyeynaya 44 sano guurada kasoo wareegtey munaasabadda maalinta xorriyadda Jabuuti oo ku beegan 27Juun 1977” ayuu yiri Shariifka.

- Advertisement -

Sheekh Shariif Sh  Axmed Madaxweynihii hore ee dalka ayaa xuska sannad-guurada 44-aad ee xorriyadda u rajeeyay shacabka reer Jabuuti iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle nabad waarta iyo horumar dhinac walba ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts