HomeWararSheikh Maxamed Shaakir “Dagaal diyaar uma nihin, waxaan ilaalinaynaa danta shacabka”

Sheikh Maxamed Shaakir “Dagaal diyaar uma nihin, waxaan ilaalinaynaa danta shacabka”

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Hoggaanka Ahlu-sunna ayaa war kasoo saaray xaaladaha ka taagan Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya, sidoo kale waxaa ay ka jawaabeen Ahlu-Sunna baaqii kasoo yeeray Culimada Soomaaliyeed iyo kan Odayaasha dhaqanka. Sheikh Maxamed  Shaakir hoggaamiyaha ASWJ ayaa shir-jaraa’id oo uu qabtay waxaa uu faah faahin kaga bixiyay dhinacyo dhowr ah oo ku aaddan baaaqyada is xig-xigay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaanka Ahlu-sunna ayaa war kasoo saaray xaaladaha ka taagan Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya, sidoo kale waxaa ay ka jawaabeen Ahlu-Sunna baaqii kasoo yeeray Culimada Soomaaliyeed iyo kan Odayaasha dhaqanka.

Sheikh Maxamed  Shaakir hoggaamiyaha ASWJ ayaa shir-jaraa’id oo uu qabtay waxaa uu faah faahin kaga bixiyay dhinacyo dhowr ah oo ku aaddan baaaqyada is xig-xigay ee kasoo yeerayay qaybaha kaal duwan ee bulshada.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay uu sheegay in Dowladda Soomaaliya iyo Galmudug ay isku kaashadeen dhibaateynta shacabka Galmudug, isagoo intaas ku daray in Ciidanka qaranak laga weeciyay u jeedkii ahaa “la dagaalanka Al-shabaab” taa beddalkeedana loo diyaariyay  in ay weeraraan degaanada ay ASWJ ka joogaan Galgaduud.

Waxaa uu ka digay in Ciidanka qaybahooda kala duwan loo adeegsado dana gaar ah, isagoo sidoo kale intaa ku daray in aan la barakicin  shacabka Gobolkaasi ku nool, oo uu sheegay in dagaal iyo qax aysan u baahnayn.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts