HomeWararSheekh Soomow “Dalka waxaa yimid Wahaabiyo oo ay soo maalgeliyeen dalal shisheeye”

Sheekh Soomow “Dalka waxaa yimid Wahaabiyo oo ay soo maalgeliyeen dalal shisheeye”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Soomoow oo kamid ah Culimada Ahlusunna Waljamaaca ayaa waxaa uu sheegay in Wixii ka horreeyey sanadihii Kontonaadkii dalka Soomaaliya in aan laga aqoon wax la yiraahdo Wahaabiyo. Sheekh Soomow oo Maanta ka hadlayay Munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in waxa loogu yeero Itaxaad, Ictisaam iyo Al-islaax ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Soomoow oo kamid ah Culimada Ahlusunna Waljamaaca ayaa waxaa uu sheegay in Wixii ka horreeyey sanadihii Kontonaadkii dalka Soomaaliya in aan laga aqoon wax la yiraahdo Wahaabiyo.

Sheekh Soomow oo Maanta ka hadlayay Munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in waxa loogu yeero Itaxaad, Ictisaam iyo Al-islaax ay dalka yimideen ayna dalka oo shaaficiyo ah u soo direen dalal shisheeye oo soo maalgeliyay.

- Advertisement -

Sidoo kale Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed ayaa tilmaamay in dalka Soomaaliya oo Caqiidadiisa lagu soo duulay ay ka dhasheen Qaraxyo, Dil iyo barakicin iyo arrimo kale oo aan wanaagsaneyn.

”Wixii ka horreeyey Kontonaadkii dalkan lagama aqoon Wahaabiyo, Itaxaad, Ictisaam, Al-islaax Waxaasoo dhan hadda ayey yimideen waxna way la yimideen oo dalal shisheeye ayaa dalka oo Shaaficiya ah usoo diray soona maalgaliyey” ayuu yiri

Isaga oo sii hadlaayay ayuu Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ilaashadan caqiidadooda, diintooda, isla markaana ay sameeystaan Hogaan Culimo.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Soomoow ayaa waxaa uu dowladda Federaalka Soomaaliya u sheegay in dalka Culimadiisa ay yihiin Ahlusunna Waljameeca oo aysan jirin kuwo kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts