Shariif Xasan oo Magacaabay Guddoomiyaha G/Shabeellaha Hoose

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa guddoomiye Cusub loogu Magacaabay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay in kadib wadatashiyo la sameeyey iyo baahi jirto aawgeed guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose loo Magacaabay Maxamed Ibraahim Barre.

Hoose Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor