Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maalma ka hor ka soo laabtay shirkii Kismaayo ayaa Maanta ku wajahan degmada Xudur.
Wafdiga Madaxweyne Shariif ayaa waxaa ka mid ah xildhibaanada Koonfur Galbeed iyo qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkaasi koonfur Galbeed.
Diyaar garoow ayaa haatan laga dareemayaa degmada Xudur kaas oo ku aadan sidii loo soo dhaweyn lahaa Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Degmada Xudur ayaa dhawaan waxaa ka dhacday doorashada Maamulka degmadaas taas oo ugu dambeyn lagu guuleestay