HomeWararShacabka Gobolka Mudug oo amar Culus la dul dhigay

Shacabka Gobolka Mudug oo amar Culus la dul dhigay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa wareegto Amniga lagu xaqiijinaayo dul dhigay Bulshada Gobolka Mudug ee Galmudug. Guddoomiyaha ayaa tilmaamay inay wareegtadaan ay kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayna fulinayaan amarka Amniga lagu sugayo guud  ahaan Gobolka Mudug gaar ahaan Gaalkacyo. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal  Wuxuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa wareegto Amniga lagu xaqiijinaayo dul dhigay Bulshada Gobolka Mudug ee Galmudug.

Guddoomiyaha ayaa tilmaamay inay wareegtadaan ay kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayna fulinayaan amarka Amniga lagu sugayo guud  ahaan Gobolka Mudug gaar ahaan Gaalkacyo.

- Advertisement -

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal  Wuxuu Bulshada ugu baaqay in ay u hoggaansamaan amarka.

Hoos ka aqriso warqadda

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts