HomeWararSeddex doon oo ku lumay Mowjado dabeyla ah oo ku dhuftay dekada...

Seddex doon oo ku lumay Mowjado dabeyla ah oo ku dhuftay dekada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Mowjada xoogan oo dabeyla wata ayaa maanta ku dhuftay xeebta muqdisho waxaana la xaqiijiyay in lagu waayay seddex doon iyo shaqaale saarnaa. Maamulka dekada Muqdisho ayaa sheegay in laba markab ay sido kale isku dhacen marka dabeylo xoogan ay xargihii ka jaren maraakiibtasi balse ma jirin wax khasaare ah. Agagaarka xeebta ayaa lagu arkay lafaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mowjada xoogan oo dabeyla wata ayaa maanta ku dhuftay xeebta muqdisho waxaana la xaqiijiyay in lagu waayay seddex doon iyo shaqaale saarnaa.

Maamulka dekada Muqdisho ayaa sheegay in laba markab ay sido kale isku dhacen marka dabeylo xoogan ay xargihii ka jaren maraakiibtasi balse ma jirin wax khasaare ah.

- Advertisement -

Agagaarka xeebta ayaa lagu arkay lafaha meydadka carruur yar yar oo ay biyaha soo saaren dadka deegaanka ayaa markale aasay.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts