HomeWararSawirro:-Wasiir Fowziya oo Isbitaalada ku booqatay dhaawacyada qarixii Zoobe ee la geeyay...

Sawirro:-Wasiir Fowziya oo Isbitaalada ku booqatay dhaawacyada qarixii Zoobe ee la geeyay Suudaan

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wafdi  ay horkaceysay Wasiirka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Drs Fowsiyo Abiikar Nuur oo martiqaad rasmi ah ka heshay dhigeeda Dalka Suudaan Baxrri Abul Qardah ayaa kulan laba geesood ah islamarkaana la isaga kaashanayo qaabkii wada shaqayen rasmi ah u dhaxmari laheed labada wasaaradood la yeeshay madaxda Wasaaradda Caafimaad ee Dowladda Suudaan, waxeyna sido kale kulanka ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi  ay horkaceysay Wasiirka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Drs Fowsiyo Abiikar Nuur oo martiqaad rasmi ah ka heshay dhigeeda Dalka Suudaan Baxrri Abul Qardah ayaa kulan laba geesood ah islamarkaana la isaga kaashanayo qaabkii wada shaqayen rasmi ah u dhaxmari laheed labada wasaaradood la yeeshay madaxda Wasaaradda Caafimaad ee Dowladda Suudaan, waxeyna sido kale kulanka ugu wada hadleen sidii heshiisyo horay u wada galeen labada Wasaaradood loo dhaqan galin lahaa.

Dhanka kale Wasiirka Caafimaadka ayaa kulmao kala duwan la qaadatay howl wadeenada Wasaaradda Caafimaadka ee Dowaladda Suudaan iyadoo soo eegtay habka ay u shaqeyso Wasaaradaasi waxeyna sido kale booqatay xarumaha daawooyinka lagu sameeyo iyo Shirkado daawooyinka  soo saara oo gaar loo leeyahay.

- Advertisement -

Dhanka kale Wafdiga ay horkaceysa Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur ayaa booqasho kal duwan ku tagay Isbitaalada Royal Care, iyo Al-mucalim oo ay ku jiraan qaar kamid ah bukaanadii ku soo waxyeeloobay Qaraxii 14-kii October ee sanadkii tagay ka dhacay isgoyska Zoobe, Wasiirka Caafimaadka oo la hadleysay Warbaahinta Qaranka ayaa u Mahadcelisay dhamaan dhaqaatiirtii la tacaalayay bukaanadaani kala duwan iyo sidoo kale Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan oo iyagana xil gaar ah iska saaray sidii ay u garab istaagi lahaayeen Walaalahood.

Waa markii ugu horeesay oo ay soo gaarto Dalka Suudaan Drs Fowsiya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka Dowladda federaalka Soomaaliya tan iyo markii loo magacaabay xilkan iyadoo lagu wado gabagabada  booqashadeeda in ay heshiis wax wada qabsi ah wada saxiixdaan labada Wasaaradood.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts