• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Sawirro:-Wakiilada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika oo Axmed Modoobe kala hadlay khilaafka…

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 29, 2018
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 4 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wakiilka Midowga Afrika Ambassador Fransisco Madeira iyo xubno kale.

Wafdigan ayaa shir la qaatay Madaxweynaha iyo qaar kamid ah xubnaha golaha wasiirada iyadoo kulankaas diirada lagu saaray arimo kala duwan oo ay kamid yihiin xal u helista khilaafka u dhexeeya Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah kaas oo mudo soo jiitamayay iyo tageerada ay Bulshada caalamku siiso Soomaaliya.

Gaba gabada kulanka Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa uga mahad celiyay booqashada ay masuuliyiintan Jubbaland ku yimaadeen iyo dadaalka ay ugu jiraan in xal loo helo xaaladaha taagan si gaar ah Madaxweynahu wuxuu sheegay in dhexdhexaadinta labada dhinac ayna qasab ahayn in Beesha Caalamku ay noqoto cida dhexdhexaadinta samaynaysa oo ay noqon karaan Aqalka sare oo hada dadaalka qayb ka ah.

Madaxweynahu waxaa kale oo uu sheegay in dhamaan Warqadaha ay soo saarto Dowlada dhexe ee isugu jira marti qaadyo ama arimo kale oo lagu sheegay xisaab celin aan lasoo marsiin habka rasmiga ah ee xiriirka Dowliga ah oo ay ku arkaan oo kaliyah baraha Bulshada.

Mudane Axmed Maxamed Islaam wuxuu sheegay in uu rajaynayo in wada hadal iyo isku tanaasul wax walba lagu dhameeyo oo la is afgarto.

Nicholas Haysom iyo Fransisco Madeira ayaa dhankooda si wadajir ah u bogaadiyay hormarka iyo dadaalka kasocda jubbaland gaar ahaan nabadgalyada iyo sida ay uga go’an tahay in dalka laga xoreeyo Kooxda Al-Shabaab waxaa kale oo ay sheegeen in ay mari doonan dhamaan dowlad goboleedyda iyaga oo dhaysan doona sida xal rasmi ah loogu heli karo khilaafka jira.

Previous Post

Sawirro:-Golaha Wasiirada Somalia oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2019

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa dalka Turkiga

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo
Caalamka

Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo

May 8, 2025
DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland
Warar

DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland

May 8, 2025
“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”
Warar

“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”

May 7, 2025
“Shirka Xisbiga Caddaaladda oo Hakad Ku Yimid
Warar

“Shirka Xisbiga Caddaaladda oo Hakad Ku Yimid

May 7, 2025
Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa dalka Turkiga

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Samiira Ducaale waa gabar Soomaaliyeed oo ku dhalatay kuna soo barbaartay dalka Ingiriiska (UK). Waxa ay ka mid tahay dadka baahiyaha...

U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting

U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting

by Liban
May 10, 2025
0

MOGADISHU – The United States has publicly expressed its strong opposition to key resolutions that emerged from Somalia’s recently concluded...

Deadly Floods Paralyze Mogadishu: Torrential Rains Leave Death, Destruction

Deadly Floods Paralyze Mogadishu: Torrential Rains Leave Death, Destruction, and Displacement in Their Wake

by Liban
May 10, 2025
0

Mogadishu, Somalia Mogadishu was plunged into chaos overnight after torrential rains lashed the city, leading to widespread flooding, the deaths...

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

by Ilhaan
May 8, 2025
0

kulanka 11-aad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa...

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting
English News

U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Deadly Floods Paralyze Mogadishu: Torrential Rains Leave Death, Destruction
English News

Deadly Floods Paralyze Mogadishu: Torrential Rains Leave Death, Destruction, and Displacement in Their Wake

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions
English News

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu
English News

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
  • U.S. Criticizes Outcomes of Somalia’s National Consultative Council Meeting
  • Deadly Floods Paralyze Mogadishu: Torrential Rains Leave Death, Destruction, and Displacement in Their Wake
  • GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00