Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa Maanta soo agaray wafdi kas ocda dowladda Masar waxaana Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweyay masuuliyiin ka tirsan dowladda.
In kastoo dowladda soomaaliya aysan weli sidhab ah faah faah faahin masuuliyiinta wafiga masar kas ocda iyo ujeedkooda,ayaa hadana waxaa ay iminka kulan kuleeyihiin qeybta nasashada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde.
Dowladda Masar ayaa ka mid ah dowladaha taageera Soomaaliya,waxaana horay u baaqday Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,isla markaana uu heshiisyo la galay Madaxda dalkaas.
Hoos Ka Daawo Sawirada soo dhaweynta Wafdiga ka socda Dowladda Masar.