HomeWararSawirro:-Wafdi ka socda dowlada Soomaaliya oo shir uga qeyb galay Imaaraadka

Sawirro:-Wafdi ka socda dowlada Soomaaliya oo shir uga qeyb galay Imaaraadka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shirka waxaa Dowladda Soomaaliya uga qeybgalayo Wasiir ku _Xigeenka ahna Sii ahaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha iyadoo diirada lagu saarayo Tamarta cadeeda laga dheliyo ama Solarka, Waxaana shirka Soo qaban qaabisay Hay”ada Tamarta IRENA oo fadhigeedu yahay magaalada Abuu Dubaay ee dallka Imaaradka. Mudane Cusmaan Libaax Ibraahiim Wasiir ku xigeeka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka waxaa Dowladda Soomaaliya uga qeybgalayo Wasiir ku _Xigeenka ahna Sii ahaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha iyadoo diirada lagu saarayo Tamarta cadeeda laga dheliyo ama Solarka, Waxaana shirka Soo qaban qaabisay Hay”ada Tamarta IRENA oo fadhigeedu yahay magaalada Abuu Dubaay ee dallka Imaaradka.

Mudane Cusmaan Libaax Ibraahiim Wasiir ku xigeeka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha dalka oo furitaanka shirka ka jeediyay hadalo kooban ayaa waraxbiyay muhiimada Soomaaliya u leedahay korantada laga dhaliyo Cadeeda.

- Advertisement -

“Waxaa xooga saran sidii aan dalkeena oo cadeediisa ay wanaagsan tahay sidii aan uga faa”iideysan lahayn,waxaan hay”addan IRENA oo aan xubinta dalkeena ka yahay uga mahadcelinayaan sida ay arrimahan ugala shaqeenayso Soomaaliya, anigana waxaan naga go,an sidii aan u dar dar gelin lahayn arrimaha tamarta ayuu yari Wasiir Cusmaan.

Dhimaca kale Wasiir Cusmaan Libaax I brahiim ayaa dalka Imaaradka uga qeybgalayo Shirka Tamarta ee sanad laha ah ee dowladda Imaraadka ay qabto kaas oo ay ka qeybgalayaan xuna ka socda Dowladda Carabta, African, iyo hay”adaha caalamka ee ka Shaqeeyo Arrimahan Tamarta iyo sida looga faa”iideysan karo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts