HomeWararSawirro:-Wafdi ka socda Dowlada Soomaaliya oo shir uga qeyb galay Dalka Turkiga

Sawirro:-Wafdi ka socda Dowlada Soomaaliya oo shir uga qeyb galay Dalka Turkiga

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga  ka furmay maanta shirka  Bandhiga Shirkadaha Ganacsiga Qalabka Dhismaha  ee Turkiga iyo Carabta oo ay soo qabanqaabisay Jimciyada Isku xirka  Ganaacsatada Turkida iyo Carabta ee loo soo gaabiyo TURAP. Sidookale waxaa ka soo qeyb galey 200 Shirkado Turki ah, Dhanka Soomaaliyana, waxaa uga  soo qeyb galey  wafdi uu hogaminayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga  ka furmay maanta shirka  Bandhiga Shirkadaha Ganacsiga Qalabka Dhismaha  ee Turkiga iyo Carabta oo ay soo qabanqaabisay Jimciyada Isku xirka  Ganaacsatada Turkida iyo Carabta ee loo soo gaabiyo TURAP.

Sidookale waxaa ka soo qeyb galey 200 Shirkado Turki ah, Dhanka Soomaaliyana, waxaa uga  soo qeyb galey  wafdi uu hogaminayo Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta  ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane  Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geesey oo ka koobnaa Ganacsato iyo Engineero Soomaaliyeed, Gudoomiya Rugta Ganacsiga ee Tukiga iyo Shirkadaha daneeya Maalgashiga iyo Ganacsato Carbeed.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxaa si wadajir ah u  furay Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta ee Xukuumada Federaalka  ah Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geesey iyo Madaxa  Iskaashiga Maalgashiga Turki iyo Carab, Mudane Cadhar subuxi.

Wasiir Cabdifataax Geesey oo kahadlay furitaankii shirka ayaa sheegay ahmiyada ay u leedahay Soomaaliya qalabkan dhismaha, maadaama aanan dib udhis lagu sameyn ilaa iyo burburkii Dowladii dhexe oo ay hada dib uga soo kabaneyso qalabkana uu wax wayn ka bedeili doona muhiimna uu u yahay Soomaaliya .

Shirka ayaa socon doona muddo sadex maalmood ah oo  ay Ganacsatada ku soo bandhigi doonaan qalabka dhismaha qeybihiisa kala duwan.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts