HomeWararSawirro:-Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka oo ka furmay Garoowe

Sawirro:-Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka oo ka furmay Garoowe

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa waxaa goordhow ka furmay Shirka afaraad ee Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ka jira ay ku yeeshaan Garoowe. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda maamul Goboleedyada, sida Madaxweynaha Galmudug,Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ,Madaxweynaha Jubbaland iyo Madaxweynaha Puntland oo marti gelinaya Shirka,waxaana ka maqan Madaxweynaha Hirshabeelle,kaasi oo  oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa waxaa goordhow ka furmay Shirka afaraad ee Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ka jira ay ku yeeshaan Garoowe.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda maamul Goboleedyada, sida Madaxweynaha Galmudug,Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ,Madaxweynaha Jubbaland iyo Madaxweynaha Puntland oo marti gelinaya Shirka,waxaana ka maqan Madaxweynaha Hirshabeelle,kaasi oo  oo horey heshiis ula galay Dowlada Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Qodobada looga hadli doono Shirka Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada ayaa  kamid ah Siyaasadda guud ee dalka, iyo Hiigsiga doorashada 2020 iyo arrimo kale.

Magaalada Garoowe ayaa waxaa shalay gaaray Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada Axmed Ducaale Geelle Xaaf,Shariif Xasan Sheekh Aadan,Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Ammaanka Magaalada Garoowe ayaa maanta aad loo adkeeyay,waxaana Wadooyinka Magaalada la dhigay Ciidamo gaar ah oo ka qeyb qaadanaya sugida Amniga Magaalada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts