Sawirro:- Shirar looga hadlayay Arrimaha Somalia oo ka dhacay Maraykanka

Ra”iisul Wasaaraha xukuumaddda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Waashitoon ee dalka Maraykanka ayaa ka qeyb galay Shirar looga hadlayay arrimaha Soomaaliya,iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen wefdiga  uu hogaaminayay.

Kulankaan dhex maray Masuuliyiinta dowladda iyo ha’adaha deeq bixiyaasha waxaa khudbado ka jeediyay ra”iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Kheyre iyo Wasiirka Maaaliyadda iyada oo aad loogu lafa guray siyaasadda xukuumadda ee hagaajinta iyo hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya.

Masuuliyiinta ayaa sheegay in Soomaaliya lagu ammaanay sare u qaadidda dakhliga dowladda bixinta mushaaraadka shaqaalaha dowladda iyo la dagaalanka musuq-maasuqa.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media