HomeWararSawirro:-Sheekh Shariif oo kulan gaar ah la qaatay Madaxa howlgalka AMISOM ee...

Sawirro:-Sheekh Shariif oo kulan gaar ah la qaatay Madaxa howlgalka AMISOM ee Somalia

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kulan gaar ah la qaatay Safiirka Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka nabad ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM Ambassador Francisco Madeira. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay doorka muhiimka ah ee taageerada Midowga Africa,isla markaana waxaa uu Sheekh Shariif ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kulan gaar ah la qaatay Safiirka Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka nabad ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM Ambassador Francisco Madeira.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay doorka muhiimka ah ee taageerada Midowga Africa,isla markaana waxaa uu Sheekh Shariif ku booriyay  Ambassador Francisco Madeira inay sii wadaan taageerada Soomaaliya.

- Advertisement -

Dhinac kale Hoyga uu Magaalada Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ku booqday Qunsulka dowladda aan walaalaha nahay ee Masar,iyagoona kulan isla qaatay.

Sidoo kale labada dhinac ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka qadiimiga ah ee aan la leenahay dowladda Masar iyo taageerada dowladnimada Soomaaliya.

Sheekh Shariif ayaa maalin kahor soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya,iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts