HomeWararSawirro:-RW ku-xigeenka dalka oo Shir muhiim ah ka furay Turkiga

Sawirro:-RW ku-xigeenka dalka oo Shir muhiim ah ka furay Turkiga

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya  mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka qurba-joogta Soomaaliyeed oo ka dhacaya Magaalada Istaanbuul ee Dalka Turkiga. Shirkaan oo soconaya muddo Afar maalin ah ayaa waxaa looga hadlayaa dib-u-heshiisiinta, ganacsiga iyo arrimaha degaanka, iyada oo si gaar ah diiradda loo saarayo caqabadaha jira iyo fursadaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya  mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka qurba-joogta Soomaaliyeed oo ka dhacaya Magaalada Istaanbuul ee Dalka Turkiga.

Shirkaan oo soconaya muddo Afar maalin ah ayaa waxaa looga hadlayaa dib-u-heshiisiinta, ganacsiga iyo arrimaha degaanka, iyada oo si gaar ah diiradda loo saarayo caqabadaha jira iyo fursadaha laga faa’iidaysan karo.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo khudbad ka jeediyay furitaanka shirka ayaa sheegay in ay aad muhiim u tahay in qurba joogtu ay Laba jibbaaraan dowrka ay ku leeyihiin dib-u-dhiska Dalka, ganacsiga iyo horumarinta degaanka.

Shirka qurba joogta Soomaaliyeed oo ay maal gelisay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud  ayaa waxaa ka qeyb gelaya mawaaddiniin Soomaaliyeed oo ka kala yimid daafacaha caalamka, waxaana la filayaa in laga soo saaro natiijo iyo talooyin kaabaya horumarinta mustaqbalka ummaadda Soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts