HomeWararSawirro:-Qalbi Dhagax oo toban bilood ka dib la Miboobay qoyskiisa

Sawirro:-Qalbi Dhagax oo toban bilood ka dib la Miboobay qoyskiisa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Cabdi Kariin Muuse Qalbi dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Jabhada ONLF lagana soo daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya ayaa 10 bilood ka dib la midoobay qoyskiisa oo degan Magalada Nairobi Qalbi Dhagax ayaa habeen ka hor lagu soo dhaweeyey Magalada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdi Kariin Muuse Qalbi dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Jabhada ONLF lagana soo daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya ayaa 10 bilood ka dib la midoobay qoyskiisa oo degan Magalada Nairobi

Qalbi Dhagax ayaa habeen ka hor lagu soo dhaweeyey Magalada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo boqolaal ka mid Soomaalida ku nool Nairobi.

- Advertisement -

Sawirro laga soo qaaday ayaa muujinaya Gabar iyo Wiil uu dhalay iyo qaar ka mid ah qoyskiisa oo garbaha ka heysta kuwaas oo aad ugu faraxsan siideynta Aabahood.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts