HomeWararSawirro:-Mid ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ugu Caansan Somaliland oo Calan Cad...

Sawirro:-Mid ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ugu Caansan Somaliland oo Calan Cad kala degay Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal Puntland waxaa gaaray waxgarad ka mid ah Odayaasha Dhaqanka deegaanada Maamulka Soomaaliland,iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyey. Waxgaradkaas oo ka tegay deegaano ka tirsan Gobolka Awdal ayaa waxaa hoggaaminaya Suldaan Abdi Gahayr Maxamud oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka deegaanada Maamulka Soomaaliland. In kastoo uusan faah faahin ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal Puntland waxaa gaaray waxgarad ka mid ah Odayaasha Dhaqanka deegaanada Maamulka Soomaaliland,iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyey.

Waxgaradkaas oo ka tegay deegaano ka tirsan Gobolka Awdal ayaa waxaa hoggaaminaya Suldaan Abdi Gahayr Maxamud oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka deegaanada Maamulka Soomaaliland.

- Advertisement -

In kastoo uusan faah faahin ka bixin sababta ka dambeysay safarkiisa ayaa hadana wararka aan heleyno waxa ay sheegayaan in uu doonayo xalinta xiisada dagaal ee u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland taas oo ka taagan deegaanada Tukaraq.

Waxaa la filayaa in saacadaha soo socda uu kulamo kala duwan uu la qaato waxgaradka Magalada Garoowe si xiisadaas loo qaboojiyo,isla markaana ciidamada look ala qaado.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts