• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, September 3, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result

Sawirro:-Maxay ka wada hadleen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Suudaan?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
February 12, 2019
in Caalamka, Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Dhiggiisa Dalka Sudan Mudane Cumar Xasan Albashiir ayaa la wadaagay muhiimadda ay siinayso Dowladda Soomaaliya adkeynta iyo xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya labada dal.

Madaxweyne Farmaajo ayaa mar kale u xaqiijiyey Dowladda iyo Shacabka Suudaan in walaalahood Soomaaliya shacab iyo dowladba ay ku garab taagan yihiin dhibaatooyinka dhaqaale ee soo wajahay dalka Suudaan, ayna xoojinaya baaqyada ku aaddan ilaalinta xasilloonida iyo wada jirka shacabka iyo dowladda dalkaas.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Dowladda Suudaan heshiiskii nabadeed ee Khartoum ay ku marti gelisay kooxaha hubaysan iyo Xukuumadda dalka Afrikada Dhexe iyo kaalinta hoggaamineed ee ay ka qaadanayso nabadaynta dalka Koonfurta Suudaan.

Madaxweyne Cumar Xasan Albashiir ayaa ku ammaanay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya guulaha la taaban karo ee ku qotama dowladnimada Soomaaliya.

Madaxweyeyaasha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa yeeshay kulan doceed inta uu socday Shirweynaha joogtada ah ee 32-aad ee dalalka Ururka Midowga Afrika, iyadoona ay si qoto dheer uga wada hadleen hannaanka iskaashiga labada dal iyo sidii loogu jaan gooyn lahaa hiigsiga labada dal, xaaladaha Goboka iyo qadiyadaha ay dan wadaagta ka yihiin labada Dowladood.

Sidoo kale, Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay horumarinta iskaashiga dhinacyada waxbarashada iyo cilmi barista iyo mideynta dadaallada lagaga hortagayo tahriibta iyo waxa loogu yeero argagixisada.

Previous Post

Kenya oo shaacisay qorshaha ciidankooda ka jooga Soomaaliya

Next Post

Sawirro:-Jubbaland oo war ka soo saartay weerar ka dhacay Gobolka Jubabda Hoose

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

“Koox hubeysan oo xalay toogasho ku dishay nabadoon  Balad Xaawo”
Warar

“Koox hubeysan oo xalay toogasho ku dishay nabadoon Balad Xaawo”

September 2, 2025
Ciidamada Puntland oo burburiyay difaacyadii Daacish hawlgal culus oo ka dhacay Boosaaso
Warar

Ciidamada Puntland oo burburiyay difaacyadii Daacish hawlgal culus oo ka dhacay Boosaaso

September 2, 2025
38 sano kadib, Soomaaliya oo laga cafiyay 75% deyn culus
Warar

38 sano kadib, Soomaaliya oo laga cafiyay 75% deyn culus

September 2, 2025
Maxkamadda Ciidamada oo toogasho ku fulisay xubno Al-Shabaab ka tirsanaa
Warar

Maxkamadda Ciidamada oo toogasho ku fulisay xubno Al-Shabaab ka tirsanaa

September 1, 2025
Fanaanka Safwaan Hilaac oo shil gaari ku geeriyooday
Warar

Fanaanka Safwaan Hilaac oo shil gaari ku geeriyooday

September 1, 2025
Jubbaland iyo Puntland oo Eedeyn Culus U Jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya
Warar

Jubbaland iyo Puntland oo Eedeyn Culus U Jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya

September 1, 2025
Next Post

Sawirro:-Jubbaland oo war ka soo saartay weerar ka dhacay Gobolka Jubabda Hoose

Afghanistan Earthquake Death Toll Rises Past 800 as Taliban Appeals for Aid

Afghanistan Earthquake Death Toll Rises Past 800 as Taliban Appeals for Aid

by Liban
September 2, 2025
0

Kabul, – More than 800 people have been killed after a powerful earthquake measuring magnitude 6.0 struck eastern Afghanistan late...

“Koox hubeysan oo xalay toogasho ku dishay nabadoon  Balad Xaawo”

“Koox hubeysan oo xalay toogasho ku dishay nabadoon Balad Xaawo”

by Ilhaan
September 2, 2025
0

Nabadoon Aadan Maxamuud Buurdhuubo, oo ka mid ahaa isimada dhaqanka ee gobolka Gedo, ayaa xalay lagu dilay degmada Balad Xaawo...

Ciidamada Puntland oo burburiyay difaacyadii Daacish hawlgal culus oo ka dhacay Boosaaso

Ciidamada Puntland oo burburiyay difaacyadii Daacish hawlgal culus oo ka dhacay Boosaaso

by Ilhaan
September 2, 2025
0

Ciidamada difaaca Puntland ayaa hawlgal qorsheysan oo xooggan ka fuliyay togga Baallade, oo ku yaalla Koonfur Bari magaalada Boosaaso, halkaas...

38 sano kadib, Soomaaliya oo laga cafiyay 75% deyn culus

38 sano kadib, Soomaaliya oo laga cafiyay 75% deyn culus

by Ilhaan
September 2, 2025
0

Danjiraha Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta, Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa ka qeyb galay...

Afghanistan Earthquake Death Toll Rises Past 800 as Taliban Appeals for Aid
English News

Afghanistan Earthquake Death Toll Rises Past 800 as Taliban Appeals for Aid

September 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Koox hubeysan oo xalay toogasho ku dishay nabadoon  Balad Xaawo”
Warar

“Koox hubeysan oo xalay toogasho ku dishay nabadoon Balad Xaawo”

September 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ciidamada Puntland oo burburiyay difaacyadii Daacish hawlgal culus oo ka dhacay Boosaaso
Warar

Ciidamada Puntland oo burburiyay difaacyadii Daacish hawlgal culus oo ka dhacay Boosaaso

September 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
38 sano kadib, Soomaaliya oo laga cafiyay 75% deyn culus
Warar

38 sano kadib, Soomaaliya oo laga cafiyay 75% deyn culus

September 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalis and Other Migrants in the UK Face Growing Fear Amid Anti-Immigrant Tensions
English News

Somalis and Other Migrants in the UK Face Growing Fear Amid Anti-Immigrant Tensions

September 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Armed Group Kills Clan Elder in Beled Hawo
English News

Armed Group Kills Clan Elder in Beled Hawo

September 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Afghanistan Earthquake Death Toll Rises Past 800 as Taliban Appeals for Aid
  • “Koox hubeysan oo xalay toogasho ku dishay nabadoon Balad Xaawo”
  • Ciidamada Puntland oo burburiyay difaacyadii Daacish hawlgal culus oo ka dhacay Boosaaso
  • 38 sano kadib, Soomaaliya oo laga cafiyay 75% deyn culus

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00