HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Hay'addaha amniga G/Bakool

Sawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Hay’addaha amniga G/Bakool

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya ,ayaa Guddoomiyey shir ay isugu yimadeen lamaha amaanka Gobolka Bakool, kaasi oo looga hadlayey xoojinta ammaanka degmooyinka Gobolkaas. Waxaa shirka sidoo kale goob joog ahaa wasiir ku xigeenka ammniga KG, Taliyaha Ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad, Taliya Ciidanka Darawishta Koonfur Galbeed, Saraakiil ka socotay Ciidanka AMISOM, inta uu socday shirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya ,ayaa Guddoomiyey shir ay isugu yimadeen lamaha amaanka Gobolka Bakool, kaasi oo looga hadlayey xoojinta ammaanka degmooyinka Gobolkaas.

Waxaa shirka sidoo kale goob joog ahaa wasiir ku xigeenka ammniga KG, Taliyaha Ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad, Taliya Ciidanka Darawishta Koonfur Galbeed, Saraakiil ka socotay Ciidanka AMISOM, inta uu socday shirka waxaa la isku dhaafsaday fikrado kala duwan oo lagula dagaalamayo Al-Shabaab ,kaasi oona la doonayo in sida ugu dhow in Al-shabaab looga saaro goobaha ay kaga suganyihiin Guud ahaan Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Shirka inta uu socday waxaa warbixino ku aadan ciidanka xoogga dalka qeybta 60aad guutada 9aad laga dhegeystay Taliyaha guutada, waxana uu shegey in ciidanka badankood ay qaadan howlagalo lagula dagaalamayo Al-shabaab.

Shirka oo ahaa mid inta badan looga hadlayey Ammaanka Gobolka Bakool,ayaa la isku af gartey in laga shaqeeyo xureynta Gobolka Bakool, oo degmooyin qaar ay gacanta kaga jiraan Al-shabaab.

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa dadaalo Dheer ugu jirta Sidii loo Furi Laha guud ahaanba Waddoyinka deeganada Koonfur Galbeed iyo sidii Al-Shabab looga xureen lahaa deeganada yer ay gacantooda ku jirto.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts