HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Safiirada UK & Sweden ee Somalia

Sawirro:-Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Safiirada UK & Sweden ee Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada muqdisho kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska ee Soomaaliya ambassador Ben Fender waxaana ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira Amniga, Dhismaha Ciidanka Boliiska Hirshabelle iyo Shirka iskaashiga Soomaaliya ee maanta ka furmay Magaalada Muqdisho. Kulanka Madaxweynaha iyo danjiraha ay wada qaateen ayaa waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada muqdisho kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska ee Soomaaliya ambassador Ben Fender waxaana ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira Amniga, Dhismaha Ciidanka Boliiska Hirshabelle iyo Shirka iskaashiga Soomaaliya ee maanta ka furmay Magaalada Muqdisho.

Kulanka Madaxweynaha iyo danjiraha ay wada qaateen ayaa waxa ku wehlinayay u qeybsamaha Wasaaradda arrimaha Dibadda UK ee Africa haweyneyda lagu magacaabo Harriet Mathews, waxaana kulanka oo ahaa mid waqti badan qaatay diirada lagu saaray sidii Hirshabelle looga gacansiin lahaa dhinacyada horumarinta iyo ammaanka iyo sidii loo casriyeyn lahaa Dhismaha Ciidanka Boliiska Hirshabelle Ingiriiskana ay uga sameysan laheyd hirshabelle Xero Ciidan oo lagu tababarayo Ciidanka Ammaanka Hirshabelle.

- Advertisement -

Dhinaca Kale Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya Ambassador Staffan Tillander iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira sidii Hirshabelle looga fulin lahaa mashaariicyada Swdeden oo ay fuliyaan hey’adaha Qaramada Midoobay sida barnaamijyada caafimaadka, horumarinta haweenka, Horumarinta Ganacsiga, iyo shaqo abuurka Dhalinyarada.

Kulanka Madaxweyne Waare iyo safiirka Dowladda Sweden Ee Soomaaliya Ambassador Staffan Tillander ayaa waxa ku wehlinayay, U qeysamaha Wasaaradda arrimaha Dibadda Ee Africa Ola Karlman, waxaana arrimihii laga wada hadlay uu safiirka balanqaaday in ay fulinayaan dhowaana uu booqasho ku tagi doono si loo kordhiyo mashaariicyada lagu caawinayo Hirshabelle.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts