HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Sawirro:-Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle xaaf oo booqasho ku maraya deegaano ka tirsan Gobolka Mudig ayaa Maanta ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab. Madaxweyne Xaaf ayaa maanta booqday xerada Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee ku taalla duleedka Magaalada Galkacyo,waxaana uu faray Ciidamada daraawiishta in ay u diyaar garoobaan sidii dib loogu soo celin lahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle xaaf oo booqasho ku maraya deegaano ka tirsan Gobolka Mudig ayaa Maanta ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

Madaxweyne Xaaf ayaa maanta booqday xerada Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee ku taalla duleedka Magaalada Galkacyo,waxaana uu faray Ciidamada daraawiishta in ay u diyaar garoobaan sidii dib loogu soo celin lahaa deegaanada ay shabaab ka haystaan Galmudug.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in laga maarmaan tahay in laga hortaga waxyaabhaha keeni kara amnidarro,isla markaana uu bilaabanayo dagaal Al-Shabaab looga saarayo deegaanada ay ka joogaan Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts