HomeWararSawirro:-Madaxda Cusub ee Puntland iyo Madaxweynihii hore oo kulan yeeshay

Sawirro:-Madaxda Cusub ee Puntland iyo Madaxweynihii hore oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxa kulan ku yeeshay Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo  ku xigeenkiisa Axmed Cali Cismaan Karaash iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas. Kulankaan ayaa ahaa mid kii ugu horeeyay ay yeesheen kadib doorashada Madaxweynaha Cusub ee Puntland,waxana uu ahaa mid Saxaafada ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxa kulan ku yeeshay Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo  ku xigeenkiisa Axmed Cali Cismaan Karaash iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas.

Kulankaan ayaa ahaa mid kii ugu horeeyay ay yeesheen kadib doorashada Madaxweynaha Cusub ee Puntland,waxana uu ahaa mid Saxaafada ay banaanka ka joogtay,waxaana Madaxda Cusub ee Puntland ay kormeereen qeybaha kala duwan oo ay ka kooban tahay  Madaxtooyada.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Magalada Garoowe oo ay booqdeen Madaxweynaha Cusub ee Puntland iyo ku xigeenkiisa,kuwaas oo aan weli xilka la wareegin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts