HomeWararSawirro:-Madaxa Xukuumadda Galmudug oo kulan la qaatay Bulshada Gaalkacyo

Sawirro:-Madaxa Xukuumadda Galmudug oo kulan la qaatay Bulshada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmuudg Maxamed Shaakir Cali Xasan oo shalay markii ugu horeysay tagay Magalada Gaalkacyo ayaa la kulmay qeybaha kala duwna ee Bulshada Magaalada Gaalkacyo. Kulanka oo qabsoomay xalay ayaa waxa uu ahaa mid ay iska xog-wareysanayeen xaalada Magalada Gaalkacyo iyo safarka ay ku yimaadeen Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxa Xukuumadda. Waxgaradka kulanka ka qeyb […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmuudg Maxamed Shaakir Cali Xasan oo shalay markii ugu horeysay tagay Magalada Gaalkacyo ayaa la kulmay qeybaha kala duwna ee Bulshada Magaalada Gaalkacyo.

Kulanka oo qabsoomay xalay ayaa waxa uu ahaa mid ay iska xog-wareysanayeen xaalada Magalada Gaalkacyo iyo safarka ay ku yimaadeen Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxa Xukuumadda.

- Advertisement -

Waxgaradka kulanka ka qeyb galay ayaa Madaxa Xukuumadda u sheegay in bulshada Gaalkacyo ay aad u tagersan yihiin Maamulka Galmudug,hayeeshee ay dalbanayaan in la xaliyo khilaafka u dhaxeeya Madaxda Galmudug.

Madaxweynaha Galmuudg Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmuudg Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Gaalkacyo waxa ay u tageen la kulanka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts