HomeWararSawirro:-Maamulka Gobolka Banaadir oo Saakay dib u furay Waddo Muhiim ah oo...

Sawirro:-Maamulka Gobolka Banaadir oo Saakay dib u furay Waddo Muhiim ah oo ku taala Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta ku guulestay in uu dib u furo Wado muhiim ah oo u dhaxeysa Isgoysyada Shaqaalaha iyo KPP,ee Gobolkaan Banaadir. Wadadaan ayaa waxaa ku jarnaa dhagxaan Waaweyn iyo caro,taas oo  xeritaankeeda uu sabab u yahay dhanka amniga maadaama halkaas ay deganeed Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda. Masuuliyiin uu ka mid yahay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta ku guulestay in uu dib u furo Wado muhiim ah oo u dhaxeysa Isgoysyada Shaqaalaha iyo KPP,ee Gobolkaan Banaadir.

Wadadaan ayaa waxaa ku jarnaa dhagxaan Waaweyn iyo caro,taas oo  xeritaankeeda uu sabab u yahay dhanka amniga maadaama halkaas ay deganeed Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

- Advertisement -

Masuuliyiin uu ka mid yahay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed iyo wasiirka amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale,ayaa Goobjoog ka ahaa furitaanka Wadadaas.

Gudoomiye Thabit oo Goobta ka hadlay ayaa sheegay in Wadadaan ay aheyd mid halbowlo ah,islamarakana ay baahi weyn u qabeen Shacabka Muqdisho.

Sawiiro

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts