Sawirro:-Hay’adaha Amniga oo Muqdisho ku soo bandhigay Koox Burcad ah

Maamulka degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir ayaa Saldhiga degmadas waxa ay Maanta ku soo bandhigeyn Koox Burcad ah taas oo mararka qaar ka dhac ka geysan jiray Xaafadaha degamadaas.

Raggaan las oo bandhigay ayaa waxa ay gaaraayan ilaa 4 waxana la sheegay in Ardayda ay ka dhici jireen Mobelada,basle mudo laa baadi goobayey ugu dambeyn Gacanta lagu dhiagy sida uu sheegay guddoomiyaha degmada hodan Maxamed Axmed Cantoobo.

Shabakad Burcad Hubeysan ah oo in badan lagu daba jiray ayeey Hay’adaha Amniga Degmada Hodan Gacanta kusoo dhigeen,kuwaas oo aan rajeynayo in dhawaan cadaalada lahor-keeni doono,mudo ayaanan ku daba jirnay waana ku guuleysanay ayuu yiri guddoomiye Cantoobo.

Dhawaan ayay aheyd sidaan oo kale markii Ciidamada amniga Maamulka degamda Hodan lagu qabtay laba nin oo watey Mootooyin kuwaas oo ardayda Jaamacadaha Mobelada ka dhcici jiray.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media