Sawirro:-Gudiyada Maaliyada labada Aqal oo shir uga qeyb galay Kenya

Labadii Maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dhacayay shir looga hadlayay hanaanka sharciga Maamulka iyo Maaliyadda dalka.

Shirkaas ayaa waxaa  si wadajir ah uga qeybgalaay gudiyadda maaliyadda ee labada Aqal ee JFS si loo dhameystiro  sharciga Maamulka Maaliyadda dalka.

Hadafka shirka ayaa ahaa sidii loola imaan lahaa sharci Maaliyadeed oo dhamaystiran oo leh hufnaan la iskuna haleen karo oo ka hana qaada Dalka Soomaaliya.

Senator Cabdi Axmed Dhuxuloow Dhagdheer ayaa sheegay in la isla gartay in ay muhiim tahay in sharcigani loo barbardhigo shuruucda caalamiga ah ee quseeya arimaha Maaliyadda si uu u noqdo mid la falgali kara shuruucda casriga ah ee caalamka.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media